Sawirro: Kumaa Ehel u ah ,MIDNIMO IYO CADAALAD WAXAA LAGU XUSAA AMA LAGU HOOS QORAA HALYEEY?

0
09 October, 2017 in by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Kumaa Ehel u ah ,MIDNIMO IYO CADAALAD WAXAA LAGU XUSAA AMA LAGU HOOS QORAA HALYEEY?

    Magaalada Baydhabo oo magaceeda mar ahaan Jirey Baydhabo Janaay oo ay kula baxdey hibeyn Alle oo ahayd in sanadkii Sagaal bilood roob ka da`o dharaar cadna dadkeedu funaanado iyo Jaakado qabowga ay ka gashan jireen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baydhabo oo magaceeda mar ahaan Jirey Baydhabo Janaay oo ay kula baxdey hibeyn Alle oo ahayd in sanadkii Sagaal bilood roob ka da`o dharaar cadna dadkeedu funaanado iyo Jaakado qabowga ay ka gashan jireen.

Hadaba iyadoo Dayrtii lagu dhexjiro ayaa Baydhabo biyo la`aanta ka jirta fuustadii 120.000 (boqol iyo labadatan kun ka joogto hadaba dadka D`adoodu u dhaxayso 70 ilaa 80 Jir eek u dhashay baydhabo welina degan waxaa ay xuseen in taariikhda aanay ku maqal amaba lasoo kulmin haraadka ka jiro baydhabo iyadoo Dayrtuna bartanka ay marayso Ever green Baydhabo ahaan jirtey ,waxaa indheer garadku ku tilmaameen ciladu inay tahay Imaam xumida ka jirta degaanka inay sababi u tahay waa sida ay ku sifeyeen dadka taariikhda baydhabo waxka sheegi kara.


Hadaba haddii ruuug cadaagii,culimadi iyo indheer garadkiiba tilmaantoodu inta badani is qilaafaynin waxaa layaab iyo wax laga xishooda ah in baydhabo isgoosyadii iyo goobo dadka ay ku kulmaan lagu xardhey Tabeelooyin Shariif Manaxe ku Sawiran hoosna loogu qorey ereyo uusan ehel u ahayn oo ay ka mid yihiin HORUMAR,MIDNIMO,CADALAD iwm.

Halku dhegyadaasi oo xaq u leh in lagu xardho Hogaamiye Dadkiisa iyo Dalkiisa u damqanaya iyaguna ay jecel yihiin

Waxaase ceeb iyo xishood iyo wax laga yaqyaqsooda ah in loogu yeero nimaan ehel u ahayn sida Madamqadaha Saldanadiisa gabaabsiga ah balse Somali baydhabo ayaa waxaan ka maqley CEEBTA WAXAA KA BAQA SHARAFTA WANAAGA QOFKII EHELKA U AH.
Isku soo wada duub idinkoo isticimaalaya body-talk ila dawada sawirada iyo waxa ku hoos qoran
Nacas Diid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip