Akhriso:-Danjirihii Somalia Ee Imaaraadka Carabta Oo Lagu Amray Inuu Xilka Wareejiyo

0
13 November, 2017 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Danjirihii Somalia Ee Imaaraadka Carabta Oo Lagu Amray Inuu Xilka Wareejiyo

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku amartay Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikhey inuu xilka wareejiyo,kaddib is bedel lagu sameeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku amartay Danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikhey inuu xilka wareejiyo,kaddib is bedel lagu sameeyay.

Warqadan oo ku taariikheysneyd 24-kii bishii hore ee October ayaa ka mid aheyd warqado loo kala diray Safiirada illaa 8 dal oo dhowaan la bedelay.

Danjire C/qaadir Shiikhey ayaa ka dhega adeegay inuu dalka yimaado, kaddib markii ay u yeertay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Wasaaradda ayaa ku wargelisay Danjire C/qaadir Shiikhey inuu xilka ku wareejiyo Axmed Dahir Maxamed oo noqon doona Siihayaha Safiirka Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta carabta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip