Jubba-land oo Qabatay Nin Dhacay Hanti ay Lahaayeen Xildhibaanada KGS

0
14 November, 2017 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubba-land oo Qabatay Nin Dhacay Hanti ay Lahaayeen Xildhibaanada KGS

    Maamulka Jubba-land ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin dhacay Hanti ay lahaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Jubba-land ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin dhacay Hanti ay lahaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.

Wasiirka Amniga maamulka Jubba-land Cabdirashiid Janan oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulkaas ayaa sheegay in ninka uu dhac kasoo geystay Magaaladda Baydhabo islamarkaana uu usooo baxsaday dhanka maamulka Jubba-land.

"Nin dhacay hanti ay leeyihiin Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka koonfur Galbeed Soomaliya ayaan gacanta ku dhignay,dib ayaa loogu celiyay Magaaladda Baydhabo, shirka amniga ee isna ka furmay Magaaladda kismaayo waa mid u muhiim ah Maamul Goboledyadda iyo dowladda Dhexe ee Soomaliya”, ayuu yiri Cabdirashiid Janan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip