Ma Dhabbaa In Galmudug Ay Yeelatay Ra'iisul Wasaarre? Sheeko Cusub

0
06 December, 2017 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Dhabbaa In Galmudug Ay Yeelatay Ra'iisul Wasaarre? Sheeko Cusub

    Heshiis u dhaxeya Ahlu Sunnah iyoGalmudug islamarkaana uu maamulkaas ku sameysanayo wasiirka koobaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heshiis u dhaxeya Ahlu Sunnah iyoGalmudug islamarkaana uu maamulkaas ku sameysanayo wasiirka koobaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Heshiiska waxaa kamid ahaa in ahlu Sunnah la siiyo wasiirka koobaad oo noqonaya raiisul wasaarre, taas oo ah arrin ku cusub saaxada siyaasadda Soomaalida.

Dhowaan ayeey ahayd markii Jabbuuti lagu galay heshiis taariikhi ah oo u dhaxeeyay labada maamul.
Lama oga waxa uu keeni karo heshiiskan ha yeeshee waxaa uu udub dhaxaad u yahay nabadda iyo heshiiska labada maamul.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip