Ciidamo katirsan DFS oo askari ku weeraray degmada Kaaraan iyo qasaaro ka dhashay?

0
12 January, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 190
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo katirsan DFS oo askari ku weeraray degmada Kaaraan iyo qasaaro ka dhashay?

    Askariga la weeraray ayaa la sheegay in uu horay ugu tirsanaa Taliska Militariga ee 12-ka april, waxayna wararku sheegayaan in uu dhawaanahaan hakiyey howlihii shaqo uu ka haye taliskaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askariga la weeraray ayaa la sheegay in uu horay ugu tirsanaa Taliska Militariga ee 12-ka april, waxayna wararku sheegayaan in uu dhawaanahaan hakiyey howlihii shaqo uu ka haye taliskaasi.

Ciidamo ay wada tirsanaayeen iska Taliska 12-ka April ayaa kusoo weeraray Hoygiisa, waxaana ku dhexmaray iska hor imaad sababay dhaawaca saddex katirsan Ciidamadii weerarka qaaday iyo Askarigii la weeraray oo isla goobta ku geeriyooday.

Iska hor imaadka ayaa Muddo socday waxaana markii dambe Ciidamadii weerarka ku qaaday Hoyga Askariga ay isaga baxeen kadib markii ay dileen.

Sidoo kale waxa ay Qaadeen Saddexdii Askari ee uu dhaawacay Askariga Geeriyooday, Maamulka Degmada Kaaraan kama hadlin Arrintaan, mana Cadda waxyaabaha sababay in weerarka Askariga ay ku qaadeen isla Ciidamadii ay isla shaqeyn jireen kahor inta uusan iskaga bixin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip