SAWIRRO: Booliska Degmada Kaaraan Oo Gacanta Kusoo Dhigay nin Qori Alwaax Ah Dadka Ku Dhici Jiray

0
13 January, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Booliska Degmada Kaaraan Oo Gacanta Kusoo Dhigay nin Qori Alwaax Ah Dadka Ku Dhici Jiray

    Maamulka Degmada Kaaraan ayaaa Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Shacabka habeenkii dhici Jiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Degmada Kaaraan ayaaa Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Shacabka habeenkii dhici Jiray.
ninkaan ayaana dadka ku dhici jiray qori Alwaax Iyo biro La Isku Kab kabay Loona Ekeysiiyey Qori

dadka dagmada kaaraan ayaana ku farxay qabashada ninkaan waxayna sheegeen inuu taleefoonadii dagmada dhan isaga ku maqan yihiin

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horreysay oo muddo ka dib tuug xirfaddan oo kale leh lagu soo qabto howl gal ay qaadeen ciidanka booliska.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip