Xog laga heleeyo Xaliimo yarey oo Dhuusamareeb weli ku xiran?

0
13 January, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog laga heleeyo Xaliimo yarey oo Dhuusamareeb weli ku xiran?

    Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo yarey" ayaa wali ku xeran magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo yarey" ayaa wali ku xeran magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey oo Warbaahinta lahadashay ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil "Xaliimo yareyā€¯.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip