SAWIRRO: Shir loogu hadlaayay Xaquuqda Maqaamka G/Banaadir oo Xalay ka dhacay Switzerland?

0
11 February, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Shir loogu hadlaayay Xaquuqda Maqaamka G/Banaadir oo Xalay ka dhacay Switzerland?

    Shir loogu hadlaayay Xaquuqda Maqaamka Gobalka banaadir ayaa Xalay ka dhacay caasimadda dalka Switzerland Bern.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir loogu hadlaayay Xaquuqda Maqaamka Gobalka banaadir ayaa Xalay ka dhacay caasimadda dalka Switzerland Bern.

Shirkaasi ayaa waxaaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan Ee Bulshadda oo ka kala yimid wadamada Yurub iyo Ameerika, Canada,waxaana si wayn uga dhex muuqday warbaahinta ku bohowday Koonfurta Soomaaliya afka qalaad loo yaqaan Southern Media Co-Operation ee uu hogaaminayay madaxa guud Dr Amaandhoorey.


Shirkaasi ayaa diirada lagu saaray xaquuqda Maqaamka ka maqan Gobalka Banaadir iyadoo sidoo kale lagu soo dhoweeyay maamulka cusub ee Gobalka Banaadir oo loogu baaqay in dadka degan Gobalka Banaadir xaquuqdooda si siman oo cadaalada wax loogu qeybiyo.

Xafladaan oo si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa aay ku soo dhamaatay jawi farxad leh iyo hab maamus dadkii ka soo qeyb galay wada jecleysteen


By Ustad Adam Increase Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada iyo Muuqalada


 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip