SHIIKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL, SHEEIKH C/QAADIR CALI CAMBE IYO SHIIKH SICIID RAAGE OO SOO GAARAY SWITZERLAND !!

0
17 February, 2018 in by Adam Increase
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIIKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL, SHEEIKH C/QAADIR CALI CAMBE IYO SHIIKH SICIID RAAGE OO SOO GAARAY SWITZERLAND !!

    Ducaadda waawayn ku taagan fulinta dardaarankii nebi Maxamed cs ee ahaa Baliq walowkaana Aaya faafi ha aayadba ha ahaatee waxyigii lagu soo dajiyay khaatamul ambiyaa ayaa socodkoodu shaqada diinta waxay awoodda Alle soo gaareen dalka Switzerland oo d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ducaadda waawayn ku taagan fulinta dardaarankii nebi Maxamed cs ee ahaa Baliq walowkaana Aaya faafi ha aayadba ha ahaatee waxyigii lagu soo dajiyay khaatamul ambiyaa ayaa socodkoodu shaqada diinta waxay awoodda Alle soo gaareen dalka Switzerland oo dhaca bartmaha qaaradda Yurub

 

Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun iyo Shiikh C/Qaadir Cali Cambe iyo waliba Shiikh Siciid Raage oo si wayn looga yaqaan dunida gaar ahaan geeska Afrika waxaa ay maanta muxaadirooyin qalbiyada dhaqaajinaya dhaxalgal ah ay jeedsheen magaalada St.Gallen oo dhaca bariga dalka Swisska.Muxaadirooyinkan oon loo kala kicin ee bilawday saaka barqadii ayaa ilaa fiidkii si talantaali ah ay u jeedinayay ducaaddu, iyado goobta muxaadiradu ka soconaysay ay soo buux dhaafiyeen dad aad u tira badano muslimiin ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed oo sida runta ah qurbaha aad ugu oomanaa quudka ruuxda xusuusinta hadalka samada kaaso intiisi badan mustaqbilka dhabta gurigii aakhiro xoogga saaraya.

Guntii iyo gabangabadii socdaalada culida Soomaaliyeed ay safaro diini ah ku imanayaan waddanka Swisska ayaa waayahan dambe aad u soo badanaya bacdama culimadu ay aad u dareensantahay in Soomaalida ku nool bartamaha Yurub ay si aad ah ugu baahanyihiin baraarujin adago ku aaddan diinta samaawiga ah Jibriil loo soo dhiibay loona soo wakiishay rasuulkii u dambeeyay Maxamed Ibnu C/LLaahi Ibnu Mudhalib N.N.K.H har iyo habeenba.

Nin walibana wuxuu gaystay ayuunbuuna godka la galayaa dunidaan gaaban laakiin !!



By: Ustad Adam

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip