Idaacad Markii Ugu Horeysay Laga Hirgeliyey Baraawe Iyo Aqoonyahano soo dhoweeyay?

0
03 March, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Idaacad Markii Ugu Horeysay Laga Hirgeliyey Baraawe Iyo Aqoonyahano soo dhoweeyay?

    Magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed oo markii ugu horeysay laga furay idaacad ku hadasha Afka Dowladda Koonfur Galbeed taaso si weyn u soo dhoweeyen shacabka ku dhaqan ,Magaladaasi oo sheegay in xiligaan baahi weyn loo qabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed oo markii ugu horeysay laga furay idaacad ku hadasha Afka Dowladda Koonfur Galbeed taaso si weyn u soo dhoweeyen shacabka ku dhaqan ,Magaladaasi oo sheegay in xiligaan baahi weyn loo qabay.
Maamulka Baraawe ayaa tilmaamay in ka maamul ahaan ay aad ugu farax sanyihiin islamarkaana ay soo dhoweynayaan in magaalada ay hesho idaacad bulshada u tabineysa waxyaabo kala duwan soona gudbayso waxqabadka Dowladda KGS.


maamulka iyo howlwadeenada Idaacada Radio Baraawe ayaa lagula dar daardaarmay inay ahmiyad siiyaan wacyi gelinta bulshadda halkaasi ku dhaqan.

Idaacadan cusub ee Radio Baraawe ayaa noqoneysa idaacadii ugu horeysay ee Dowladda Koonfur Galbeed ka hirgeliso magaalada Baraawe ayiyadoo ku hadleysaa mowjada FMka 88.3MHZ .


 

Sidoo kale Agaasimaha Warbaahinta Arlaadi Aqoonyahan Dr: Cabdullahi Ibraahim Amaandhoorey ayaa si weyn u soo dhoweeyay kuna bogaadiyay Dowladda Koonfur Galbeed tallaabada wanaagsan ee qaadeen isaga oo kula dar daarmay Dowladda Koonfur Galbeed in Warbaahinta iyo Suugaanta mudnaan gaarab la siiyo si loo wacyi galiyo Bulshada KG.


Sawirkaan waa Aqoonyahan Dr: Cabdullahi Amaandhoorey & Madaxweyne Shariif Xasan sheekh Aadan oo kawada hadlaysidii shacabka Koonfur Galbeed Hurumarkooda loogu wada shaqeey lahaay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip