Dhageyso: Taliyaha Booliska Gobalka Nugaal oo qaaday tallaabo aay ka caroodeen Wasiirada Puntland?

0
07 March, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Taliyaha Booliska Gobalka Nugaal oo qaaday tallaabo aay ka caroodeen Wasiirada Puntland?

    Taliska qaybta Booliska Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa ka warbixiyey howlgalo lagu sugayay amniga kaas oo mudo saacado ah qaatay laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska qaybta Booliska Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa ka warbixiyey howlgalo lagu sugayay amniga kaas oo mudo saacado ah qaatay laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Nugaal Faarax Cabdiraxmaan (Galangooli)  oo la hadlay Warabahinada ka howlgalla deegaannada Puntland ayaa sheegay in ay dad u qab qabteyn falal amnidarro oo maalmahaan ka dhacayay Magalada iyo in dad kale oo u dhalinyaro u badan ay ku raad joogaan.


Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in sidoo kale la qabtay nin Gacan ku dhiigle ah oo bilaawgii Todobaadkan wiil dhalinyaro ah ku dilay Magaalada Garoowe,isla markaana Maxkamada ay horgeyn doonaan.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in howlgallada ay qeyb ka ahaayeen kuwo lagu fiiqayay dadka wada Gaadiidka Muraayadaha madow leh isla markaana qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland Gawaaridooda laga fiiqay Muraayadaha Madow.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip