Akhriso: Magacyada&Qabiilada 11 Xildhibaan Oo Codsaday Dib-u-dhigista Arrinta DP World'

0
13 March, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 399
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso: Magacyada&Qabiilada 11 Xildhibaan Oo Codsaday Dib-u-dhigista Arrinta DP World'

    Ilaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa codsaday dib-u-dhigista arrinta DP World iyo in xukuumadda looga dambeeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa codsaday dib-u-dhigista arrinta DP World iyo in xukuumadda looga dambeeyo.


Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi oo ka hor hadlay Golaha Shacabka ayaa sheegay in warbaahinta caalamka, tan gudaha iyo baraha bulshada intaba qabsadeen heshiiska DP World ee la xiriira heshiiska ay la galayaan dekadaha Soomaalida.

Xildhibaannadan mooshinka saxiixay waxaa ay codsadeen in dib-u- dhig lagu sameeyo, lagana  saaro ajendaha  Golaha Shacabka si loo helo war sugan oo ku saabsan arrintan oo laga wareysanayo xukuumadda iyo ra’isulwasaaraha kadib marka ay keenaan kana doodaan natiijada wixii ka soo baxa.

Magacyada& Qabiilada  Xildhibaannada Saxiixay Mooshinka Dib Loogu Dhigayo Arrinta DP World:

  1. Maxamed Cumar Carte Qaalib Isaaq, Sacad Muuse
  2. Cabdi raxmaan Ibbi Dir/Gaadsan
  3. Axmed Maxamud Sheekh(Dhagaweyne) Isaaq, Cidagale
  4. Maxamed Ibraahi Cabdi (Diyeeshe) Beesha Dir Isaaq
  5. Cali Maxamed Muuse Qabiilka Warday
  6. Aamino Cumar Jaamac  qabiilka Isaaq, Habar jecle.
  7. Huda Axmed Cali Qabiilka Isaaq Habarjeclo
  8. Axmed Maxamed Jaamac Gobalada waqooyi Somaliland
  9. Faadumo Ismaaciil Xuseen Isaaq, Habar Yoonis
  10. Aamino Sheekh Cusmaan’Dir/Biimaal/ReerDaadow
  11. Faadumo Xasan Cali Isaaq, Arab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip