Goodax Barre oo afka furtay"Mas'uulkii Heshiis Suuq Madow Ah Gala Halagu Xukumo 30 Sano"

0
13 March, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goodax Barre oo afka furtay"Mas'uulkii Heshiis Suuq Madow Ah Gala Halagu Xukumo 30 Sano"

    Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa Baarlamaanka Federaalka maanta ka dalbaday in mas'uul iyo qofkii Soomaali ah ee gala heshiis wax u dhimaya qaranimada Soomaaliyeed lagu xukumo xabsi 10 -ilaa 30 sano oo xarig ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa Baarlamaanka Federaalka maanta ka dalbaday in mas'uul iyo qofkii Soomaali ah ee gala heshiis wax u dhimaya qaranimada Soomaaliyeed lagu xukumo xabsi 10 -ilaa 30 sano oo xarig ah.

"Waxaan halkan u soo istaagay waxa ay tahay inaan xeerka ka waayay qodob sheegaya ciqaabta ma’suulka ama muwaadinka gala heshiis qarsoodi ah. Waxay aheyd in lagu daro qofkaa muteysan karo Xabsi gaaraya 10 ilaa 30 sano..” ayuu yiri Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.

Xildhibaanka ayaa hadalkaan ka sheegay fadhigii baarlamaanka ee uu ku dalka kaga mamnuucay shirkadda DP World ee heshiisyada la gashay maamulada Somaliland iyo Puntland oo dekaddaha Berbera iyo Boosaaso ku hantiyeyso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip