Wareysi Xildhibaanad Xaniifa Maxamed Ibraahin Xaabsade Fashiliya Kooxda HaantooleydaQaswadayaasha Sakiin iyo Farmaajo!!

0
05 April, 2018 in by Adam Increase
  • Visits: 1319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wareysi Xildhibaanad Xaniifa Maxamed Ibraahin Xaabsade Fashiliya Kooxda HaantooleydaQaswadayaasha Sakiin iyo Farmaajo!!

    Iyadoo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay aad u sii kululaatay maalintii ugu dambaysay caasimadda Muqdishu isu awoodsheegasho daran ay ka dhacday, ayay xildhibaanadda qaranka dhabta Mrs Xaniifa Maxamed Ibraahin Xaabsade ay wareysi aad u fashilinay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay aad u sii kululaatay maalintii ugu dambaysay caasimadda Muqdishu isu awoodsheegasho daran ay ka dhacday, ayay xildhibaanadda qaranka dhabta Mrs Xaniifa Maxamed Ibraahin Xaabsade ay wareysi aad u fashilinaya kooxda qaswadayaasha hormoodku ka yihiin Shariif sakiin qabqablaha Koonfurta Soomaaliya iyo madaxa mooryaantii soo daahday Maxamed C/LLaahi Armaajo siisay warbaahinta ku bohowday Southern Media Co-Operation

Wareysiga xaqiiqda ka jirta Muqdisho iyo waxa la isku haysta aad u bayaaninaya adinko hoos ka bogan doontaan ayay horudhac ahaan xildhibaanadu waxay sheegtay in kooxda qaswadayaashu xitaa hadday 20 ku tagaan xarunta baarlamaanku maanta qorshahoogu uu ahaa inay fawdo gacantaag ah ku ansaxsadaan sharcidaradooda madaxweynuhuna yiraahdo waan soo dhowaynayaa, kuwaasi 184 iskaba dhaafe 130 cod xitaa ma haystaan, waana waxaa ay jawiga daggan iyo nidaamku ay u diiddan yihiin in sanduuq wax lagu rito laguna kala baxo walow mooshinku uu mar horaba uu jabay yahay haatan sharcidaro aanu jirin wax mooshin ah islamarkaana aan la keeni karin mar kale ilaa iyo 6 bilood ay ka soo wareegato muddada haatan la joogo, waxaana aktarka wayn ka ah qaskan Shariif Xasan oo diiddan in doorasho ay ka dhacdo Koonfurta Soomaaliya dhowaan xilkiisu dhamaanayo joogitaanka kursiga Koonfureed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip