DAAWO :DEG DEG: Xildhibaano si adag Ugu hadlay Mooshinka Berito!

0
08 April, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO :DEG DEG: Xildhibaano si adag Ugu hadlay Mooshinka Berito!

    Xildhibaano goordhow Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu xadgubay heshiishkii iyaga oo Madaxweynaha la fadhiyana Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Cabdiweli Muudeey soo diray in kulanka berito yahay Mooshinka Gudoomiyaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano goordhow Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu xadgubay heshiishkii iyaga oo Madaxweynaha la fadhiyana Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Cabdiweli Muudeey soo diray in kulanka berito yahay Mooshinka Gudoomiyaha.


Xildhibaanada ayaa sidoo kale sheegay in Ciidan fara baddan la wareegen xarunta Baarlamaanka Fedaraalka isla markaasna la doonayo in Mooshinka gacan taag laga dhigo midaasna sharci tahay iyaga oo sidoo kale ku hanjabay hadaay sidaas dhacdo in iyagana lug gacan intaay taagan Madaxweyne Farmaajo ridi doonaan.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip