Macalin Jaamacadeed oo Lagu Dilay Muqdisho iyo xog laga helay!

0
16 April, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalin Jaamacadeed oo Lagu Dilay Muqdisho iyo xog laga helay!

    Kooxo Hubeysnaa ayaa xalay Xaafadda Oodweyne ee Degmadda Deyniile waxa ay ku dileen Nin la Sheegay in uu Macalin ka ahaa mid kamid ahaa jaamacadaha Magaaladda Muqdisho .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo Hubeysnaa ayaa xalay Xaafadda Oodweyne ee Degmadda Deyniile waxa ay ku dileen Nin la Sheegay in uu Macalin ka ahaa mid kamid ahaa jaamacadaha Magaaladda Muqdisho .


Mas’uulka oo lagu magacaabi jirey Sheikh Ismacil Xaaji Cadow Nuur ayaa la sheegay inta aan la dilin ka hor ka soo baxay Garaash uu ku xareestay Baabuur uu lahaa oo ku yaala Xaafadda Oodweyne.

Kooxihii ka dambeeyay dilka ayaa isaga baxsaday goobta uu dilka ka dhacay,waxaana durbadiiba gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Sheikh Ismacil Xaaji Cadow Nuur uu ahaa Gudoomiyihii Golaha Shuurada ee Ururka Xisbul Islaam oo muddo sanooyin ku sugaan magaalada muqdisho,kadibna ku biiray Xarakadda Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip