DAAWO: Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharrax u taagan xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka!

0
23 April, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharrax u taagan xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka!

    Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay Musharrax u taagan xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, kaddib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay Musharrax u taagan xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, kaddib munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.


Musharax Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa kamid ah Musharaxiinta ugu miisaanka culus Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo loo saadalinayo in uu ku guuleysan dooono isaga oo dhanka kale iska casilay xilkii uu ka haayay Xukumada Fedaraalka Soomaaliya, iyadoo lagu xasuusto intii uu joogay Wasaaradra Boostaasada iyo isgaarsiinta Howshii cusleed ee uu ka qabtay amaan iyo abaalmarina ku muteestay waa shaqsi howl kara sida dadka yaqaana aay tilmaameen.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip