DF Somalia Oo soo saartay War ka naxsaday Mushasharax u Taagan Golaha Shacabka!

0
26 April, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DF Somalia Oo soo saartay War ka naxsaday Mushasharax u Taagan Golaha Shacabka!

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaan ku sameyneysa shirkada SKA oo la sheegay in heshiisyo qarsoodi ah uu la galay Wasiirkii Hore Gaashandhiga sidoo kalane ah Musharax u taagan Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaan ku sameyneysa shirkada SKA oo la sheegay in heshiisyo qarsoodi ah uu la galay Wasiirkii Hore Gaashandhiga sidoo kalane ah Musharax u taagan Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka.


Warbaahinta oo baahisay  in Wasiirkii Hore Gaashandhiga Maxamed Mursal shirkada SKA oo sahayda siin jirtay Imaaraadka Carabta xiligaana khilaafka uu kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya heshiish qarsoodiya la galay ayaa waxaa la soo diristay niyad jab.

War-Saxaafadeed  ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hehsiiskaas hadii uu jiro uu yahay mid aan waagaqsaneyn hab raaca ay dejisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baaris ku sameyneyso hab raaca loo maray heshiiskaas la sheegay in lala galay Shirkada SKA,isla markaana hadii uu noqon waayo mid sidii loogu talo galay u dhacay uu heshiiskaas noqon doono mid aan waxba ka jirin.
 
Halkaan Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya soo saartay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip