DAAWO: Siyaasiga Nuur Ismaaciil oo lacag ugu deeqey xulka 17jirka soomaaliya

0
30 April, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Siyaasiga Nuur Ismaaciil oo lacag ugu deeqey xulka 17jirka soomaaliya

    Nuur Ismail Shiikh oo ka mid ah siyaasiyiinta da'da yar ee Somalia ayaa $500 (shan boqol) oo dollar ugu deeqay xulka 17 jirada Somalia oo kaalinta labbaad ka galay ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuur Ismail Shiikh oo ka mid ah siyaasiyiinta da'da yar ee Somalia ayaa $500 (shan boqol) oo dollar ugu deeqay xulka 17 jirada Somalia oo kaalinta labbaad ka galay ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Africa.

Siyaasiga Nuur Ismaaciil wuxuu lacagta ku wareejiyay guddigaCaawin Qaranoo ah guddi wariyaal ah oo u istaagay iney lacago dhiiri galin ah u aruuriyaan xulka 17 jirada Somalia.



Dadka lacagaha ugu deeqay waxaa kamid ah Gudoomiyahii Hore Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo shankun dollar ugu deeqay iyo sidoo kale Xildhibaan Mahad Salaad oo shan boqol dolar ugu deeqay.


Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka deeqda lacagta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip