Inaa Lillaahi wa inaa ileeyhi Raajucuun

0
01 May, 2018 in by Adam Increase
  • Visits: 515
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inaa Lillaahi wa inaa ileeyhi Raajucuun

    Anagoo ku hadleyna magaceena iyo Masuuliyadeena iyo dhamaan Reer Alta Juuba , waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan ugn direynaa dhamaan Reer Cosoble Rooble iyo dhamaan caruurtii uu ka tagey, ka dib geeridii naxdinta laheyd ee ku timid walaalkood Coronel

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anagoo ku hadleyna magaceena iyo Masuuliyadeena iyo dhamaan Reer Alta Juuba , waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan ugn direynaa dhamaan Reer Cosoble Rooble iyo dhamaan caruurtii uu ka tagey, ka dib geeridii naxdinta laheyd ee ku timid walaalkood Coronel Cabdi Cosoble Rooble oo dhowaan ku geeriyoodey Dalka Jarmalka.
waxaan Ilaahey ugn baryeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo , eheladii , caruurtiisa , asxaabtiisa iyo dhamaan ciidamada Bada Soomaliyeed samir iyo iiman ka siiyo, marti la jecel yahay allaha ka dhigo.

Amiin  Amiin. Amiin.


Qaar ka mid ah dadka tacsiyada diraya.


1- Reer Cumar Yantaar

2- Reer Maxamed Kuusow


3- Reer Cali Kaar Cabdulle

4- Reer Ilka Dahab

5- Reer Bar Baar Amar

6- Reer Shiekh Mukhtaar

7- Reer Abdulle Oorfane

8- Reer Marguus

9- Reer Cadaawe

10- Reer Diiriye Carabey

11 Reer Aadan Jimcaale

12- Reer Cosboole

13- Reer Hajow Cabdalla Sujac

15- Dr. Amaan Dhoorey

16- Chief Sagarey

17- Hagi Axmed Kashiito

18- Reer Hashi Suuley

19- Reer Abukaato

20- Weer Ibraahim Geesey

21-Reer Janaqow

22-Fahad Maxamed Abuukar Abowasharow

23-Maxamed Al-Jaziira

24-C/Naasir Mayow Meere

25- Xasan Shiikh Cusmaan Xasanoos

26-Xaaji Maxamed Awoow Mayow

27-Abwaan Cali Atoore


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip