R/wasaare Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo Muran & Khilaaf ku kala tagay

0
16 May, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/wasaare Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo Muran & Khilaaf ku kala tagay

    Warar hoose oo ay heleyso wakaalada BANA ayaa sheegaya in Khilaaf xoogan uusoo kala dhex galay Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar hoose oo ay heleyso wakaalada BANA ayaa sheegaya in Khilaaf xoogan uusoo kala dhex galay Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.
 
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya ayaa ka xumaaday in laga reebay wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee Dalka Qatar, wuxuuna Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u gudbiyay dacwad ka dhan ah qaar ka mid ah wasiiradda oo shaqada isaga loogu tala galay faraha kuka jira ama kaga horeeya.

Kheyre ayaa u sheegay Wasiirka arrimaha dibada in Dowlada Soomaaliya ay go’aan ka gaareyso cid kasta oo ka mid noqoneysa wafdiga Madaxweynaha, arintaas ayaana sababtay inuu ka caroodo Mudane Axmed Ciise Cawad.


Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ayaa safarka Madaxweynaha ee Doha waxaa looga reebay inuu dadaal ugu jiro soo celinta xiriirka Imaaraadka iyo Soomaaliya, waxaana Dowlada Federaalka ay u muuqataa in aysan dan ka laheyn xiriirka Imaaraadka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip