TACSI Maamulka Warbaahinta Koonfur Galbeed iyo Qawmiyadda Reer Koonfur Galbeed oo Tacsi Diraya"

0
12 June, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI Maamulka Warbaahinta Koonfur Galbeed iyo Qawmiyadda Reer Koonfur Galbeed oo Tacsi Diraya"

    Tacsi Tiiraanyo leh"""""'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiraanyo leh"""""'


TACSI MAAMULKA WARBAAHINTA KOONFUR GALBEED IYO QAWMIYADDA REER KOONFUR GALBEED MEEL WALBOO AY JOOGAAN WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN BATUULO ESSAK IYO EHELKII IYO QARAABADII AY KA GEERIYOOTEY HOOYO AMINA MACALIN XASAN ISAAQ OO KU MAGAC DHEEREED AAMINAAY OO KU GEERIYOOTEY MAGAALADA BAYDHABO GAAR AHAAN BUULO JAMEECO .

HOOYO AAMINAAY JANADII FARDAWSA ALLA HAKA WARAABIYO . AAMIIN

WAXAYNA GEERIYOOTEY MAALINTII JUMCAHA TAARIIKHDU AHAYDA 08.06.2018 WAXAANA LA AASEY MAALINTII SABTIDA AHAYD .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip