Xog laga helaayo Dagaalkii Caawa Muqdisho Ku dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda ?

0
13 June, 2018 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog laga helaayo Dagaalkii Caawa Muqdisho Ku dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda ?

    Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ururka Al-shabaab ayaa caawa ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ururka Al-shabaab ayaa caawa ka dhacay Xaafada Suuqa Xoolaha degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.


Ragga ka Tirsan Kooxda Shabaab ayaa weerar kusoo qaaday fariisimo ay Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay ku lahaayeen Isgoyska Sos iyo agagaarka Baar Jowhar ee degmadas.

Labadda dhinac ayaa isweedaarsaday hubka culus,wuxuuna dagaalka socday muddo saacado ah sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka caawa ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir waloow qasaaro badan uu ka dhashay dagaalkaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip