Daawo: Markab Hindiya Ka Yimid Oo Xeebta Muqdisho Ku Daadshay Shimbiro Aan Nuucooda Hore Loo Arag!

0
24 June, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Markab Hindiya Ka Yimid Oo Xeebta Muqdisho Ku Daadshay Shimbiro Aan Nuucooda Hore Loo Arag!

    Markab ka yimid dalka Hindiya ayaa sida la xaqeejiyay ku daadshay Xeebaha Magaalada Muqdisho Shimbiro la sheegay in aay ku rarnaayeen kuwaasi walaac badan ku beeray shacabka Gobalka Banaadir ku nool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markab ka yimid dalka Hindiya ayaa sida la xaqeejiyay ku daadshay Xeebaha Magaalada Muqdisho Shimbiro la sheegay in aay ku rarnaayeen kuwaasi walaac badan ku beeray shacabka Gobalka Banaadir ku nool.


Muddo ka badan 24 saacadood ayaa Isbitaalka Martiini oo deegaan u ah Ciidamada Difaaca Soomaaliya ee ku Naafoobay dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya sanadkii 1977-1978 waxaa lagu arkayaa Shimbiro aan nuucooda wali la arkin sida ay sheegeen dadka waaya jooga Soomaaliyeed kuwaas oo ku dhimanaya Gudaha Isbitaalka muddo yar kadib markii ay soo dagaan.

Boqolaal Shimbirahaas ka mid ah ayaa saacado gudahood isku dhax dilay Isbitaalka, Ciidamada ku sugan Isbitaalka ayaa sheegay in Shimbiraha ay iyaga is dilayaan meelna aysana uga baxeyn Gudaha Isbitaalka, sidoo kale waxaa la sheegay iney ka soo qul qulayaan dhinaca Badda.



HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA SHINBARTA MARKABKA DAADSHAY

SIDOO KALE HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WARBAXINTA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip