WAREYSI KARKARAYA DR CALI BAAB OO BANAANKA SOO DHIGAY REER CAYDIID INAY YIHIIN KUWII ITOOBIYA DALKA KEENAY ASALKABA!!

0
24 June, 2018 in by Adam Increase
  • Visits: 884
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 3
  • Share via Social Media

    WAREYSI KARKARAYA DR CALI BAAB OO BANAANKA SOO DHIGAY REER CAYDIID INAY YIHIIN KUWII ITOOBIYA DALKA KEENAY ASALKABA!!

    Sida looga bartay rudduficilkiisa dhiigga xambaarsan Dr Cali Cabdi Baab oo heerka xaraaraddiisu ay dhaafsiisan tahay tii noormalka ahayd, waxaa uu jawaab adag mudaceeda wadata uu ku dhirbaaxay hadalkii ka soo yeeray Xuseen Maxamed Faarax Caydiid oo s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida looga bartay rudduficilkiisa dhiigga xambaarsan Dr Cali Cabdi Baab oo heerka xaraaraddiisu ay dhaafsiisan tahay tii noormalka ahayd, waxaa uu jawaab adag mudaceeda wadata uu ku dhirbaaxay hadalkii ka soo yeeray Xuseen Maxamed Faarax Caydiid oo sheegtay inuu ahaa wuxuu isugu yeeray madaxweynihii dowlladda Salballaar oo shacab Koonfurta Soomaaliya dhamaantood ay si weyn ula dagaallameen una yiqiineen Hawantii Dhuunballaar.
Hadalkaaso ahaa hadal uu yiri sanadkii 2007dii xiligii uu hayay xilka wasiiradda arrimaha gudaha dowlladda federaalka kumeelgaarka Soomaaliya in Soomaaliya iyo Itoobiya HAL baasaboor ay qaadanayaan xuduudahana la isku furayo, kaaso dhowaantan haddana goob furan Xuseen Caydiidku isla su'aal khusaysa hadalkiisaasi hore lagu waydiiyay uu isku dayay jawaabteedu inuu leexaamiyo damcayna shacbiga inuu waddani isaga dhigu marinhabaabiyo, isagoo ku naadiyay si tartar leh inuu warkaasi 2007dii uu sheegay ay ka ahayd Soomaalinimo kuna fashilinayay sirta Itoobiya, balse tacliiqa warkaasi haatan raggii geesigii dalka uu ku raadjoogo kana dabatagayo faataadhugtii agoonka. 
Dr Cali Baab oo arrimaha nuucan dabagalkooda iyo wax ka dhihidooda ku takhasusayo lana soo xiriiray warbaahinta dalka ee Southern Media Co-operation, waxaa uu ku nuuxnuuxsaday in warka gacankudhiigle ina gacankudhigle Caydiid uu dib ka soo sheegay uu waxba kama jiraan yahay balcan baacuuri hal bacaad lagu lisay, islamarkaana caqliga nuucaasna uusan shaqaynaynin kana gadmaynin mushtamaca soomaalida badano wanaagsan. 
Datoorku wuxuu iswaydiiyay, haddii Xuseen Caydiid ay waddaniyad ka ahayd warkii uu caalamka u sheegay 2007dii, muxuu Itoobiyaanka iyo CLLaahi yuusuf uu u dajiyay Villa Somalia oo ay ciidamo mooryaano isaga ka amarqaata haystay waqtigaasi, madaxtooyadaaso kolkeedi horana uu u diiday inay salka dhigato dowlladdii Dr C/Qaasim Salaad Xasan oo hayb ahaan xitaa marka laga yimaado Soomaaliwayn ay isku beel ahaayeen, muxuuse rasaasta nool nool shacabka sokeeye uu ku gumaadayay uga soo qaadanay dowlladda Itoobiya hadday Xuseen Caydiid ay ku jirtay Itoobiyaan nacaybnimo iyo Soomaalinimo jacayl. 
Haddaba su'aalahaasi iyo jawaabo waaqaca tagtooyinkii kala jaadka ahaa taabanaya iyo Amb Maxamed Mursal wasiirkii madaxtooyada Shariif Xasanku soo eryay ee haatan Ingiriiska jooga doonayana in loo doorto kursiga madaxtinimada Koonfurta Soomaaliya iyo waliba Shariif Xasan oo qarash waalan ku bixinaya inay beeerka iskatumaanoy dagaallamaan beelaha walaalaha ah Koonfurta Soomaaliya wada daggan si doorashada soo dhow loo baajiyo iyo labadaraale damiciisi Baraawe in doorashada lagu qabto waxa uu kala jeeday iyo aakhiritaankii Farmaajaha Itoobiya dekadaha iyo dalkaba isugu daray iyo Xuseen Caydiidka rinjiga cusub isasoo marinaya waxa ay ku kala duwanyihiin, intuba cabbiraya cibaarooyinka Soomaaliya ee yaabka badan leh, waxaad kaga bogan kadhaan wareysiga codka ah ee hoos kaga rakiban bogaga warbaahinta ku bohowday koonfurta Soomaaliya dacallada adduunka. 
Dhuxdhux laguma soo jiidi karo buurdhadhaaba ah dhulna ka culus dhul wax hees lagu dhagriyo dhaanis gabareed laakiin!!
By Ustad Adam




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip