Gudiga Cadaalada ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Wasiirada Cadaalada ee Maamul Goboleed-yada

0
29 June, 2018 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiga Cadaalada ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Wasiirada Cadaalada ee Maamul Goboleed-yada

    Xubnaha Gudiga Cadaalada iyo Garsoorka ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay kulan la qaateen Wasiirada Cadaaladda Maamul Goboleed-yada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Gudiga Cadaalada iyo Garsoorka ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay kulan la qaateen Wasiirada Cadaaladda Maamul Goboleed-yada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.


Kulanka ayaa waxa ay kaga hadleen Gudiga Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa, kaas oo Golaha Shacabka Soomaaliya ay dhawaan Meel mariyeen, Xiligana horyaala Golaha Aqalka Sare oo iyagu ka talagalinayaan dhamaan Maamul Goboleedyada dalka, Maadaama Dowladda Federaalka Soomaaliya Goluhu ay Maamul Goboleedyada ku matalaan.

Gudiga Cadaaladda iyo Garsoorka ee Golaha Aqalka Sare ayaa Maalinta beri ah waxa ay qaban doonaan kulan dadweyne, kaasi oo u jeedkiisu uu yahay in dhismaha Gudiga Madaxa Banaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa uu noqdo mid markaasi dhismihiisa loo dhan yahay oo Muran iyo buuq uusan ka dhalanin Markii lagu dhawaaqo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip