Sawirro: Duqii hore ee Muqdisho Taabit oo la kulmay Jaaliyada Somaliyed ee Turkiga &Arrimo Muhiima?

0
29 June, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Duqii hore ee Muqdisho Taabit oo la kulmay Jaaliyada Somaliyed ee Turkiga &Arrimo Muhiima?

    Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Caawa dalka Turkiga waxa uu kulan Casho ah kula qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku nool gudaha Wadankaasi Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Caawa dalka Turkiga waxa uu kulan Casho ah kula qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed Ee ku nool gudaha Wadankaasi Turkiga.

Taabit oo dhawaan gaaray turkiga ayaa dadaal ugu jira sidii waxa ugu qaban lahaa Faa’iso Sheekh Maxamed oo uu horay u balan qaaday Caafimadkeeda,ka dib markii uu dhibaato u geystay askarigii ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Puntland.

Sidoo kale inta uu ku sugan yahay dalka turkiga ayaa waxa uu ka qeybgeli doonaan Munasabada 1da Luulyo oo la filayo in lagu qabto Magalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Shacabka ku dhaqan Gobalka Banaadir ayaa tilmaamay in Gudoomiye Taabid Cabdi Maxamed Yahay shaqsi naxariis baddan waxbadana u qabtay dad badan oo danyara intu xilka haayay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip