Gudiyada dib u eegista Dastuurka faragelin ayaa nalagu haaya?

0
11 July, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiyada dib u eegista Dastuurka faragelin ayaa nalagu haaya?

    Gudiyada dib u eegista Dastuurka ku meel gaarka ah ee kala ah Guddiga Madaxa Banan, kan Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Gole ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ayaa si Wadajir ah waxaa ay u sheegeen in loo gacan dhaafay Shaqadii loo igmaday ee ahey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudiyada dib u eegista Dastuurka ku meel gaarka ah ee kala ah Guddiga Madaxa Banan, kan Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Gole ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ayaa si Wadajir ah waxaa ay u sheegeen in loo gacan dhaafay Shaqadii loo igmaday ee aheyd dib u eegista Dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.


Waxaana hadalkan warbaahinta la wadaagay Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ah Xoghaya Guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaana uu intaasi raaciyay in Guddiyada Dastuurka aysan haysanin waxyaabihii ay ku shaqeyn lahayeen Xukuumadaha heer fedderaal iyo heer dowlad Goboleed sida senatorku uu hadalkiisa u dhigay.

Guddiga Madaxa Banaan ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta shan Cutub oo laga soo shaqeeyay waxaa ay ku wareejiyeen xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip