SHARIIF IYO SHABEELAHA HOOSE YAA U KALA GAR-QAADAAYO

0
18 July, 2018 in Maqaallo by Adam Increase
  • Visits: 181
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    SHARIIF IYO SHABEELAHA HOOSE YAA U KALA GAR-QAADAAYO

    Xaalada gobolka sh/hoose oo meeshii ugu xumeeyd mareeyso Cabsida & Barakaca shacabka sh/hoose oo maalinba maalinta ka danbeeysa ay sii kordheeysa, waxeeyna aad iyo aad usii korortay ka dib yagleelidii maamulka faashilka ah ee Koonfurta Soomaaliy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalada gobolka sh/hoose oo meeshii ugu xumeeyd mareeyso Cabsida & Barakaca shacabka sh/hoose oo maalinba maalinta ka danbeeysa ay sii kordheeysa, waxeeyna aad iyo aad usii korortay ka dib yagleelidii maamulka faashilka ah ee Koonfurta Soomaaliya, kaasi oo shacabka golka ku abuuray xaalado daganaashiya & siyaasad xumo is biirsaday
Maamulka k/galbeed isaga oo gaxanaaar la leh Haraadigii Sal-balaar ee ku soo hayaamay Gobolka sh/hoose si uu ufushado danihiisa gaarka ah isagoo madaxda mooryaanta haraadiga ku ah sh/hoose shuraako kula ganacsi iyo boobka  Canshuurta (Isbaarooyinka) gobolka teedsan, Maamulka Shariif xasan ilaha Dakhliga ee Sideeda (8) Degmo gobolka sh/hoose wuxuu wareegtooyin ugu soo magacaabay Haraadigii salbalaar 
Intaasi waxaa ka sii daran shariif xasan in uu shirkadaha wasakhda warshadaha iyo isbitaalada oo ay dulaalkayihiin shirkado ku yaalo wadanka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip