OGEYSIIS MUHIIM AH OO KUSAABSAN ARIMAHA XAJKA

0
25 July, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 5 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS MUHIIM AH OO KUSAABSAN ARIMAHA XAJKA

    waxaa la ogyahay naadadii nabi ibraahim uu dadka ugu yeerey dadyar ayaa nasiib u yeesha in ay soo ajiibaan waana alla mahadiisa qofkii ilaah waafajiyo qofka abooda u leh dhaqaalo ahaan iyo caafimaad ahaanba ku waajib imaanshaha beytka illaahey si uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa la ogyahay naadadii nabi ibraahim uu dadka ugu yeerey dadyar ayaa nasiib u yeesha in ay soo ajiibaan waana alla mahadiisa qofkii ilaah waafajiyo qofka abooda u leh dhaqaalo ahaan iyo caafimaad ahaanba ku waajib imaanshaha beytka illaahey si uu waajibaadkaas xajka uguto.
waxaa  hubaal  ah  qof  kasta  wixii  uusan  garaneyn  in  uusan  hagaajin  karin  dhul  uusan  aqoonina  in  uu  kulumayo   sidaa  daraadeeda  ayaa  culimadii  iyo  aqoon  yahaynkii  soomaaliyeed  isku  dayeen  in  loogu  gargaaro umadda  soomaaliyeed  loona  fududeeyo  gudashada  xalja   iyo  acmaashiisa   laaiin  waxaa  dhacdey  gobolada  koonrurgabeed  dadka  ku  hadla  lahjada  Maay  in ay   waayan  qof  daneeya  amaba  wax  laqabta  marka  laga  reebo  dad  ashkhaas  ah  oo  ayaga  is  xilqaamey


waxaan  isla  garaney  in  dadkaas  loo  sameeyo  xamlad  hogaanka  u  haya  rag  culmo  iyo  ardey  isugu  jirta  ah  oo  kaa caawisa  xujaajta    gudashada  xajka.

waxaan  kala  hadalney  arinkaas  qaar  ka  mid  ah  Agency  yaasha  gobolka  kajira  in  ay  nagu  soo  xiraan  dadkaas  xujaajta  ah  si  loogu  khidmadeeyo aan  iskaashano  umadeenana  wax  uqabano  inshaa  allaah. Xalmadaan howsha kuu qabaneysa waxa loo bixiyey IQRA, inshaa alah waxaad kala xiriiri kartaa IQRA Sa'cuudi Carabiya 

Macalin Cabduwahaab Ahmed Mohamed  wuxuu diyaar kuugu yahay Dalka Sacuudiga kala xiriir teleefonada hoos ku qoran

+966530043665
+966598246922

Sheekh Maxamed  Ibrahim  Xasan  oo Lagu Naaneeso  " Abuu  Masruur " ahna  Madaxa  Xamladda  IQRA kala xiriir teleefonada hoos kuyaala

Tell:00252615589855

facebook: abumasruur   baydhabo

skype: masruur



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip