Dhageyso:ONLF Sidee u aragtaa Safarka Farmaajo ee Asmara'

0
29 July, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 167
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:ONLF Sidee u aragtaa Safarka Farmaajo ee Asmara'

    Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho uga bilaabatay dalka Eritrea, halkaasi oo muddo saddex cisho ah uu joogi doono.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho uga bilaabatay dalka Eritrea, halkaasi oo muddo saddex cisho ah uu joogi doono.


Magaalada Asmara, waxaa hadda ku sugan madaxda Jabhadda ONLF oo dagaal kula jirta dowladda Ethiopia, sidoo kalena ay dowladda Somalia ku tilmaantay inay  tahay argagixiso.

Haddaba jabhadda ONLF siday u arkaan safarka madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay Asmara. Su’aallhaasi waxaa la weydiiyay, afhayeenka jabhadda ONLF, Caddaani Hirmooge.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip