FARMAAJO, In Daaroodnimada ku weyn tahay dib u eeg Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Safiirada!

0
01 August, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FARMAAJO, In Daaroodnimada ku weyn tahay dib u eeg Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Safiirada!

    Waxaan akhriyay maqaalo laga qoray qaybsiga beelaha Soomaaliyeed iyo sida ay wax u qaybsadeen Soomaalidu ha noqoto, , Madaxwayne, R/Wasaare, Golaha Wasiirada iyo Baarlamaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan akhriyay maqaalo laga qoray qaybsiga beelaha Soomaaliyeed iyo sida ay wax u qaybsadeen Soomaalidu ha noqoto, , Madaxwayne, R/Wasaare, Golaha Wasiirada iyo Baarlamaan.


Waxaa wax lagu qaybsaday, wax aad u fool-xun ee la yiraahdo 4.5, laakiin waxaa maskaxda ka waynaatay in habkii qaloocnaa ee 4.5, isla asagii la sii qabyaaladeeyay, lagana dhigay 1.5.

Bal nala arka cadaalad darrada kacaanka Feb. 8. Iyo sida dalka ay rabaan in ay ku maamulaan, iyo waxa ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee aheed muraayaddii dalka in laga dhigo mid ku dhisan 1.5 waa fadeexo iyo cadaalad darro u baahan in wax laga qabto. Arrintaan waxaa ka dambeeya dad raba in dalku fowdadii hore ku soo noqdo, waayo, qabyaaladda qayaxan, waxay u horseedaysaa dalka, in wax walbaa ay kala daataan, burburna u horseeda ee Soomaaliyeey caqligu ha shaqeeyo.

1. Wasiirka Arrimaha Dibadda – Majeerteen – Daarood


2. Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Ogaadeen Daarood.
3. Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda – Dhulbahante Daarood.
4)Safiirka Safaaradda UAE = Mareexaan - Daarood
5) Qunsuliyadda UAE= Ortable - Daarood
6) Safiirka Safaaradda Sucuudiga = Leelkase - Daarood
7) Qunsuliyada Sucuudiga Jeddah= Dhulbahante - Daarood
  Safiirka Safaarada Qadar= Mareexaan - Daarood
9) Qunsulka safaaradda Qadar = Ogaadeen - Daarood
10) Safiirka Safaaradda Kuweit= Mareexaan - Daarood
11) Safiirka Safaaradda Turkey= Dhulbahante - Daarood
12) Safiirka Safaaradda Masar = Ogaadeen - Daarood
13) Safiirka Safaaradda Ingonesia ogaaden- Daarood
14) Safiirka Safaaradda Tanzania Wabeeneye - Darood
15) Safiirka Safaaradda Burundi Majeerteen - Daarood
16) Safaaradda Ugandha Majeeteen - Daarood
17) Safiirka Safaaradda Zambia Dhulbahante - Daarood
18) Qunsuliyadda Australia - Majeerteen - Daarood
19) Safiirka Safaaradda Cummaan Mareexaan - Daarood
20) Qunsulka guud Washington Warsangeli - Daarood
21) Qunsulka Safaaradda Paris - Majeerteen - Daarood
22) Qunsulka Safaaradda Suudaan Mareexaan - Daarood
23) Safiirka aaradda India Majeerteen - Daarood
24) Qunsulka China – Dhulbahante – Daarood.

Waxaan soo xasuustay halhayskii 1960 ee ahaa:
MUGNA RASHIID MUGNA RISAAQ INTA KALE MA ROOTIYAA


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip