DAAWO: Farmaajo oo beentii ugu weyneyd ka dhawaajiyay Markale isma sharaxayo!

0
02 August, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Farmaajo oo beentii ugu weyneyd ka dhawaajiyay Markale isma sharaxayo!

    Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo dhawaan ka dhawaajiyay in uu markale isku soo sharaxi doonin xilka Madaxweyne balse dadka yaqaana Farmaajo rumeysan yahiin in aysan warkaasi dhab ka aheyn ayaa durba waxaa so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo dhawaan ka dhawaajiyay in uu markale isku soo sharaxi doonin xilka Madaxweyne balse dadka yaqaana Farmaajo rumeysan yahiin in aysan warkaasi dhab ka aheyn ayaa durba waxaa soo if baxay in uu ku howlan yahay dhisida Xisbi weyn oo isaga kaliya uun iska soo sharaxi doono.


R/wasaare Ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa dhawaan sheegay in xisbi weyn shaacin doonaan musharaxooduna uu yahay Madaxweynaha hada talada haaya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waloow R/wasaare Khayre aan la ogeyn in uu raali ka yahay in Farmaajo kaliya isku soo sharaxo Xilka Madaxweyne maadama laba sano ka harsan tahay doorashada Dalka.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip