Somaliya Oo Dhexda Uga Dhacday Khilaafka Siyaasadeed Ee Sacuudiga Iyo Canada

0
08 August, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliya Oo Dhexda Uga Dhacday Khilaafka Siyaasadeed Ee Sacuudiga Iyo Canada

    Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda ayaa si aad ah uga hadashay khilaafka soo kala dhexgalay dalalka Canada iyo Sacuudiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasaaradda arrimaha dibadda ayaa si aad ah uga hadashay khilaafka soo kala dhexgalay dalalka Canada iyo Sacuudiga.


Warqad kasoo baxday xafiiska wasiirka arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in ay Soomaaliya la safan tahay dowladda Sacuudiga ee ay walaalaha yihiin.
Warqadda oo ku qorneyd af Carabi ayaa lagu sheegay in ay ku garab yihiin dhiggooda Sacuudiga, taas oo meesha ka saareysa dhexdhexaadnimadii.

Go’aankan wuxuu saameyn ku yeelanayaa xiriirka Soomaaliya kala dhexeeya dhiggeeda Canada.


Xasarad cusub ayaa kasoo dhex cusboonaatay Canada iyo Sucuudiga, taas oo keentay in bilowgio todobaadkan loo yeero safiirka Sacuudiga u fadhiyay Toronto.

Haddaba hoos ka akhriso warqadda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip