Sawirro:Rag Maandooriyaha halisa ka Ganacsanayey oo gacanta lagu dhigay!

0
10 August, 2018 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Rag Maandooriyaha halisa ka Ganacsanayey oo gacanta lagu dhigay!

    Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Rag lagu soo qabtay in ay ka Ganacsanayeen Maandooriyaha Xashiishada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Rag lagu soo qabtay in ay ka Ganacsanayeen Maandooriyaha Xashiishada.

Howlgal Ciidamada Booliska Jubbaland ka sameeyeen Magalada Kismaayo ayaa waxa ay ku soo qabteen laba Nin oo Gacanta kula jiray ka Ganacsiga Maandooriyaah Xashiishada.

Saraakiil ka tirsan Booliska Jubbland oo goobjoog ka ahaa Goobta lagu soo bandhigay Raggaas ayaa waxa ay sheegeen in dhawan Maxkamad la soo taagi doono si cadaalad ay u helaan.

Horay ayaa dhowr Ciidamada Booliska Jubbaland waxa ay Gacanta ku dhigeyn Rag isticmaalayey,isla markaana ka Ganacsanayey Maandooriyaha Xashiishka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip