Daawo:Xildhaanada D&M oo soo saaray hadal ka naxsaday Farmaajo iyo Kheyre sheegayna in ay fashilmeen!!

0
31 August, 2018 in by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhaanada D&M oo soo saaray hadal ka naxsaday Farmaajo iyo Kheyre sheegayna in ay fashilmeen!!

    Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya lagana soo doorto Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ,oo mudooyinkii danbe ku shirsana Magaalada Muqdisho isla markaana lafa gurayay xaaladaha la xari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya lagana soo doorto Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ,oo mudooyinkii danbe ku shirsana Magaalada Muqdisho isla markaana lafa gurayay xaaladaha la xariira amaanka Siyaasada iyo guud ahaanba nidaamka shaqo ee hay'edaha Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in ku fashilmeen guud ahaanba .


Xildhibaan Xasan Cabdinuur oo katirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, oo warbaahinta  la hadlay ayaa waxaa u aqriyay warsaxaafadeed aay soo saaren kadib kulammadii wadatashiga ee Magaalada Muqdisho ugu socday.

Xildhibaanada ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre ku guuldareesteen Siyaasada Amniga dalka guud ahaan sida lagaalanka Argagaxisada ka hortaga dilalka qorsheysan tacadiga ciidanka Dowladda ka geestaan wadooyinka u dhaxeeya Muqdisho iyo baydhaba Muqdisho iyo Baraawe iyadoo horey cabashooyin badan horey loogu gudbiyay.

Sidoo kale Xildhibaanada labada golle ee Kullanka yeeshay waxaay nasiibdarro ku tilmaamen caburinta iyo cagajugleynta joogtada ah ee loo geesto Siyaasiyiinta ka aragti duwan Madaxweynaha iyo Xukumadisa.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO




 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip