GOLAHA WASIIRADA KOONFURGALBEED OO SHIR DEG DEG AH LA ISUGU YEEREY.

0
02 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOLAHA WASIIRADA KOONFURGALBEED OO SHIR DEG DEG AH LA ISUGU YEEREY.

    Golaha wasiirada KGS azaa caawa fiidkii waxaa fariino deg deg ah loogu wada direy Mobiladooda kuwaasoo lagu wargeliyey iney kasoo qeyb galaan shir degdeg ah oo looga hadlayo arimaha kismaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha wasiirada KGS azaa caawa fiidkii waxaa fariino deg deg ah loogu wada direy Mobiladooda kuwaasoo lagu wargeliyey iney kasoo qeyb galaan shir degdeg ah oo looga hadlayo arimaha kismaayo

Shirkkn oo aan waqtibadan qaadan ayaa waxaa loogu hadlayey oo ajandaha ahaa sida laga yeelayo Shirka kismaayo iyo dadka ka qeybgalaya tiradooda, dood yer kadib waxaa la isku raacey in shirka kismaayo wixii kasoo baxa si dhab ah loo taageero.

Shirkaa kadib ayaa Musharax Ex/ Madaxweyne Shariif xasan sheekh aadan wuxuu keligiisa istaaf la aan , wariye la aan keligiisa aadey xarunta ciidanka AMISOM ey ku dhex leeyihiin Airporka Baydhabo wuxuuna shir shaki badan dhaliyey uu lasoo qaatay saraakiisha Amisom gaar ahaan kuwa Ethiopia ee Halkaasi Kusugan.


 warar aanu ka heleyno ilo wareedyo muhiim ah gaar ahaan dhanka Wasiirada sxb dhow yihiin shariif inoo sheegey in lacago yer aan badneyn Shariif soo siinayey saraakiisha Ethiopian ka wuxuuna kula dardaarmayey shariif in dowlada dhexe ay dagaal la gali doonaan shirka kismaayo laakiin ayagu ka codsadey iney si gaar ah ula shaqeeyaan maamulkiisa wuxuuna kusoo amaaney sida ay markasta u ilaalinayaan xiriirka soo jireenka ah ee labada dhinac sida uu ahdalka udhigey.

 Shariif xasan oo maamulka la dhisayo qiyaano iyo wax isdaba marin kasow aan heynin taageero shacab ayaa wuxuu wadaa qorshe ah in qaab musuq maasuq ah doorasho uu ku sameeyo asagana kusoo baxo asagoo kaashanaya ciidanka ethiopia oo intooda badan saraakiisha la barey lacagta leejada loo yaqaano ama laaluush


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip