NISA"Xubin qaraxyo maleegayay ayaan soo qabanay" Muqdisho!

0
03 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 76
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NISA"Xubin qaraxyo maleegayay ayaan soo qabanay" Muqdisho!

    Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa war qoraal ah oo ay soo galisay barta ay ku leedahay mareegta Twitter-ka ayaa waxa ay ku sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubin ka tirsan Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa war qoraal ah oo ay soo galisay barta ay ku leedahay mareegta Twitter-ka ayaa waxa ay ku sheegtay in ay gacanta ku dhigtay xubin ka tirsan Shabaab.


Qoraalkan ayaa lagu sheegay in qofkan la qabtay maalinimadii shalay aheed, qofkan ayaa lagu eedeeyay in uu maleegayay qaraxyo.

Shalay galinkii hore ayaa ugu danbeysay oo Shabaab ay weerar ismiidaamin ah ku qaadeen xarunta degmada Hawl-wadaag, oo dad aan tiro yareyn oo rayid ay ku waxyeeloobeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip