Daawo: Dhacdo murugo leh Muqdisho seddax qof oo iska baxin waayay Canshuurta G/Banaadir oo ku dhintay qarax!!

0
11 September, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 146
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dhacdo murugo leh Muqdisho seddax qof oo iska baxin waayay Canshuurta G/Banaadir oo ku dhintay qarax!!

    Waxa qaraxii Shalay dadkii ku geeriyooday kamid noqday seddax qof oo Maamulka Gobalka Banaadir soo xireen kadib markii la sheegay in aay iska baxin waayen canshuur xaddhaaf ah oo uu maamulka Gudoomiyaha ka yahay Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa qaraxii Shalay dadkii ku geeriyooday kamid noqday seddax qof oo Maamulka Gobalka Banaadir soo xireen kadib markii la sheegay in aay iska baxin waayen canshuur xaddhaaf ah oo uu maamulka Gudoomiyaha ka yahay Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow ku soo rogay shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho.


Arrintaasi ayaa dad badani ka  murugooden markii aay maqleen, iyadoo aay gaartay Hay’adaha xaquuq insaanka u dooda in aay dabagal ku sameeyan si dadkii ku lugta lahaay dacwad loogu gudbin lahaay taaso noqotay hadal heynta ugu badan Magaalada Muqdisho.

Mudo toban Maalmood gudahood ah waa Xaruntii labaad oo weerar ismiidaamin ah lagu qaado,iyada oo todobaadkii hore la weeraray Xarunta Maamulka degmada Howl-wadag ee Gobolkan Banaadir.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip