Cadalaad darada iyo boobka Shariif Xasan oo sawir yaableh laga sameeyay!!

0
12 September, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cadalaad darada iyo boobka Shariif Xasan oo sawir yaableh laga sameeyay!!

    Abow Asharow Arlaadi oo maalmahii ugu danbeeyay sawir farshaxan ah ku cabariyay dareenka shacabka Koonfur Galbeed iyo Cadaalad darada Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa sameeyay sawir cajiiba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abow Asharow Arlaadi oo maalmahii ugu danbeeyay sawir farshaxan ah ku cabariyay dareenka shacabka Koonfur Galbeed iyo Cadaalad darada Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa sameeyay sawir cajiiba.


Sawirkaan oo dad badan soo jiitay ayaa lagu cabiray dhul boobka qaar kamid ah xubnaha Wasiiradda Madaxweynaha Koonfur Galbeed  sida weyn ugu dhow ka wadaan Magaalada Baydhabo oo xarun KMG ah u ah Maamulkaasi .

Sawirada Abow Asharow soo dhigo inta badan barta uu ku leeyahay Facebook, ayaa noqday kuwo lagu cabirayo dareenka Shacabka Koonfur Galbeed iyo sida Shariif Xasan oo markale ah musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Koonfur galbeed cadaalad darada loogu tirsanayo.

Dhawaan ayaa la filaaya in Magaalada Baydhabo lagu qabto doorashada Madaxweynaha Koonfur galbeed, oo aay u taagan yahiin musharaxiin fara badan oo doonaya in aay badalan Madaxweynaha hada waqtiga ka dhamaaday .

HALKAAN KA ARAG SAWIRKA





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip