Muqdisho Kooxo hubeysan oo dil ka geystay!!

0
12 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho Kooxo hubeysan oo dil ka geystay!!

    Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Kooxo hubeysan ayaa Maanta Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ku dilay ruux ka mid ahaa dadkii ku sugnaa Suuqa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Kooxo hubeysan ayaa Maanta Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ku dilay ruux ka mid ahaa dadkii ku sugnaa Suuqa.


Waxaa uu dilku ka dhacay Bartamaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta, waxaana la dilay nin dhalinyaro ah.

Koox Bastoolado wadatay ayaa toogtay Ruux dhalinyaro ah ka dibna waxaa la sheegay in ay baxsadeen.

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana la sheegay in ay halkaasi ka bilaabeen howlgallo.

Magaalada Muqdisho ayaa maalmihii lasoo dhaafay, waxaa kusoo batay dilalka Qorsheysan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip