Koox hubeysan oo Qof u shaqeeya DF Ku dishay Muqdisho!!

0
12 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Koox hubeysan oo Qof u shaqeeya DF Ku dishay Muqdisho!!

    Wararka laga helayo nawaaxiga masjidka Sheekh Cali Suufi ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in koox Ku hubeysan Bistoolad ay halkaasi Ku dileen mid ka mid ah shaqaale ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helayo nawaaxiga masjidka Sheekh Cali Suufi ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in koox Ku hubeysan Bistoolad ay halkaasi Ku dileen mid ka mid ah shaqaale ka tirsan Dowlada Soomaaliya.


Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ninkan la dilay xili uu sii galayay masjidka sheekh Cali Suufi.

Kooxda dilka geysatay ayaa waxaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen.

Ciidamada amaanka ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay,iyagoona halkaasi ka bilaabay baaritaano.

Muqdisho ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay dilalka loo geysto shaqaalaha ka tirsan dowlada iyo dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip