Madaxda maamullada oo soo saaray qoraal kasii daray xiisaddii (Aqriso)

0
14 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda maamullada oo soo saaray qoraal kasii daray xiisaddii (Aqriso)

    Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhaca 17-18 nisha September, kaddib go'aankii dowlad gobole

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhaca 17-18 nisha September, kaddib go'aankii dowlad goboleedyada ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda Federaalka.

Maamul goboleedyada ayaa shuruud ku xiray wada xaajood ay la galaan dowladda Federaalka, si lagu dhameeyo khilaafka, waxaana ay soo jeediyeen in la helo xaraf saddexaad oo door dhexdhexaadin iyo damaanad qaade ka shaqeeya shir kasta arrimaha khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada looga hadlayo.

Sidoo kale maamul goboleedyada ayaa soo jeediyay in sababo amni awgeed  in la isla meel dhigo goobta uu shirka ka dhacayo iyo amnigeeda.

 Akhriso war murtiyeedka:-



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip