Xog-Howlihii maamulka G/Banaadir oo gaabis noqday&guddoomiye yariisow oo xaflado Mashquul ku ah!!

0
21 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog-Howlihii maamulka G/Banaadir oo gaabis noqday&guddoomiye yariisow oo xaflado Mashquul ku ah!!

    Howlahii Gobalka Banaadir oo laba isbuuc hakad ku jira iyo qaar kamid ah shaqaalaha Gobalka oo aan helin wax mushaar ah Xili Eng Yariisoow Mashquul ku yahay Xaflado guulwadeyn ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlahii Gobalka Banaadir oo laba isbuuc hakad ku jira iyo qaar kamid ah shaqaalaha Gobalka oo aan helin wax mushaar ah Xili Eng Yariisoow Mashquul ku yahay Xaflado guulwadeyn ah.

Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxman Yariisow ayaa maalmahii ugu danbeeyay shaqooyinkii gobalka u badalay guulwadeyn iyo in shaqaalaha Nadaafada ka shaqeeya lagu qasbo in aay soo xaadiran Degmooyinka si aay taagero ugu muujiyaan madaxweyne Farmaajo kadibna Gudoomiyaha Facebook u soo dhigo si  baa la yiri xilkiisa ugu ilaashado.

Masuul katirsan Maamulka Gobalka Banaadir, oo codsaday in aan magaciisa adeegsan ayaa sheegay in Duqa Muqdisho Eng: Yariisow shaqo maalmeedkiisa, u badalay in facebook, uu ku amaano Madaxweyne Farmaajo oo kaliya halka shaqooyinka mudnaay in la qabto u xayran yahiin.


Dhanka kale qaar kamid ah shaqaalaha Gobolka Banaadir oo aan la hadalnay ayaa noo sheegay in aysan wali helin Mushaarkoodii ayna la yaaban yihiin waxa ilaa hada heesta in ay helaan xaqoodii.

Mushaar la,aanta qaar kamid ah shaqaalaha Gobalka Banaadir, ayaa la xaqeejiyay in aay sabab u tahay, laba malyan oo Dollar oo uu Duqa Muqdisho kala baxay Akoonada Dowladda Hoose kadibna, ku shubtay Akoon uu ku leeyahay Dalka Imaaradka markii aay soo baxeen todobaadyadii lasoo dhaafay  warar sheegaya in Gudoomiye Yariisow xilka laga qaadayo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip