NISA Oo Shaacisay In Gacanta Lagu Dhigay Xubin Qaraxyada U Qaabilsanaa Al-Shabaab

0
28 September, 2018 in Wararka by Baidoanews Webmaster
  • Visits: 67
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    NISA Oo Shaacisay In Gacanta Lagu Dhigay Xubin Qaraxyada U Qaabilsanaa Al-Shabaab

    Taliska Hay'adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay shaaciyeen in howlgal Magalada Muqdisho Xaafad ka tirsan laga sameeyey lagu qabtay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Hay'adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay shaaciyeen in howlgal Magalada Muqdisho Xaafad ka tirsan laga sameeyey lagu qabtay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay sida Barta twitter-ka Hay’adda lagu shaaciyey EX-koontorool habeenimadii xalay,isla markaana ay gacanta ku dhigeen Khabiir dhinaca qaraxyada u qaabilsanaa Al-Shabaab.

Howgal saacada qaatay oo si taxadar leh loosii qorsheeyay, kana dhacay agagaarka X-koontarool Mogadishu, ayaa lagu soo qabtay xubin AS oo ahaa Khabiir dhanka qaraxyada, habeynimada 27-ka Sabtember. Howlgalka cidi wax kuma noqon. Nagu garab istaag ka hortaga cadowga.
 
Hay’addu mashaacin Magaca Xubintaas ka tirsan Al-Shabaab,sidoo kalena ma bixin faah faahin intaasi dheeraad ah oo ku saabsan howlgalka lagu soo qabtay xubin ka tirsanaa Al-Shabaab


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip