DAAWO:-Mid kaamid ah Beelaha Murusade oo kalsoonidii kala noqday Xildhibaanad Caana baaqna soo saaray!!

0
28 September, 2018 in Maqaallo by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:-Mid kaamid ah Beelaha Murusade oo kalsoonidii kala noqday Xildhibaanad Caana baaqna soo saaray!!

    Waxaa Galabta magaalada Muqdisho kulan Ballaaran isugu yimid gudiga beesha Daguuro Max'ed oo ka mid ah beelaha beelweynta Murusade.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Galabta magaalada Muqdisho kulan Ballaaran isugu yimid gudiga beesha Daguuro Max'ed oo ka mid ah beelaha beelweynta Murusade.

Kulankan ayaa la sheegay iney ujeedadiisu ahaa sidii beeshu ula jaanqaadi laheyd xaaladaha dalka ka jira, waxayna gudiga soo saarayn in Xildhibaanadda Baarlamanka ku metesha beesha ee Naciima Maxamed Gacal gabtay Shaqadii loo igmaday ee beesha ka sugaysay iyo waliba tii Qaranka Soomaaliyeed maadaama ay Kulmada Baarlamaanka ay ka maqantahay In mudda ah                                        

Sidoo kale Gudigaan ayaa soo dhaweyay hadalkii uu dhaawaan soo jeediyay Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan kasoo ahaa Xildhibaanada Ka maqan Shiraraka Baarlamaanka in talaabo sharci ah laga qaadayo wuuxna goobta ka yeeriyay Magacayada Xildhibaanada ka maqan inta badan Kulamada Baarlamaanka.


Dhanka kale Gudigaan ayaa Madaxda Dalka gaar ahaan Madaxwayanha Soomaaliya baaq u diray waxayna ka codsadayn in Shaqi aan matalin Beesha in uusan Xil u magacaabi Karin waxayna Gudigaan soo jeediyeen in Beesha Iyada diyaar u tahay shaqsigii beesha Matali lahaa in ay keensaato maadaama dowladda Soomaaliya ku dhisantahay Awood qaybsi waxayna goobta ka cadeeyeen Shaqsiyaadkaas dhibka la raba beesha in Xil aan fogayn soo bandhigi doonaan Magacyadooda hadii aysan ka waantoobin howsha ay gacmaha kula jiraan.

Hoos ka Daawo Muuqaalka Gudiga Beesha Daguuro oo hadlaya!!




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip