DAAWO:-Aabaha Ruqiya Cabdullaahi "Ma bixin Gabadheyda waana leyga afduubtay ee DF'ha ii soo celiso"

0
29 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:-Aabaha Ruqiya Cabdullaahi "Ma bixin Gabadheyda waana leyga afduubtay ee DF'ha ii soo celiso"

    Aabe C/llaahi Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ruqiyo Cabdullaahi oo ah Gabadhii Guurkeeda uu sabab u noqday dilka Marxuum Axmed dowlo ayaa faah faahin ka bixiyey waxa ka jira in Gabadhiisa uu bixiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aabe C/llaahi Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ruqiyo Cabdullaahi oo ah Gabadhii Guurkeeda uu sabab u noqday dilka Marxuum Axmed dowlo ayaa faah faahin ka bixiyey waxa ka jira in Gabadhiisa uu bixiyey.


Isaga oo Wareysi siiyey Dalsan tv oo kamid ah Warbaahinta Madaxa banaan ayuu shegay in laga been abuurtay,isla markaana Gabadhiisa uusan bixin si afduub ahna looga heysto.

Hayeeshee uu ka codsanaayo dowladda Federaalka Soomaaliya in Gabadhiisa ay dib ugu soo celiso.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip