Sh. Xasan" Maamulka Markaan Qabanayey Daashash Baan ugu Imaadey Hadii Markale La Idoortana Daashabaan ka Tagayaa

0
29 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sh. Xasan" Maamulka Markaan Qabanayey Daashash Baan ugu Imaadey Hadii Markale La Idoortana Daashabaan ka Tagayaa

    Arrinkano faahfaahsan galabta ayaa si wanaagsan looga hadli doonaa mana aha rooja roojayn sheekiyo dheel dheel, waa i tus oo itaabsii, sawirkan waa jaaliyadda Koonfureed ee Sucuudi Caraabiya shirkii la isku feeri tagey, waana sidaa meeshii uu lugta g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrinkano faahfaahsan galabta ayaa si wanaagsan looga hadli doonaa mana aha rooja roojayn sheekiyo dheel dheel, waa i tus oo itaabsii, sawirkan waa jaaliyadda Koonfureed ee Sucuudi Caraabiya shirkii la isku feeri tagey, waana sidaa meeshii uu lugta geliyaa Mudane Murashax Shariif Xasan Shiikh Aadan, sida xaqiiqda ah odayga waa ay ka taal meeshii ugu xumayd ayayna ka maraysaa

Mr Shariif kadib kolkii mar 2-aad bangiga Islaamku tagey lacag tabarucaada waydiistay loo diiday safarku ku wehliyaan 3 ruux wasiirkiisi Buube ka mid yahay loona sheegay in kala wareegga sakooyinka sanadku dhamaatay, waxaa uu caawin waydiistay jaaliyadda iyo xitaa in xaflad lagu taageerayo loogu qabto halkaa, tabarucaaddii iskaba ilow, qabashadii xafladda ayayba dhibtu istaagtaagtay, dad badan ayaana ka xanaaqay warkaasi goortii la isku soo qaaday aawada diiddada iyo nacaybka Shariif Xasan loo qabo, ugu dambayntii kulankii waa lagu kala tagay waxaana 3 ka mid ah madaxda jaaliyadda ay u soo dhuunteen Shariifku, dabadeed goortii ay ka soo laabteen dhawr qof gacan ku rimis ah loo shukaamiyay bal si uun xaflad loogu qabto, waxaa ay iska uruuriyeen 700 Riyaalka Sucuudigu waxaan dhamayn $200, goortay isku laabteen inaanay 700 Riyaal aanay waxba qabanahayn, qaarbaa lacagahooda dib ula laabtay, malaaq Yuusuf nin la yiraah ayaa yiri "war suga inta dhiman anniga dhamaystirayee, xaflad wayn suuragalna ma aha, cashasharaf aan ka dhigno," waxaana xafladdaasi sakaraadka la doonayo Shariifka codsigiisi ahaa in taageero loogu muujiyo laga yaabaa in cawado Axad soo galayso si sikaraadnima loogu qabto dalka Sucuudiga waaba hadday cashadaa laftirkerdu ay suurowdo, waxaana murashax Shariif Xasan Sheekh afkii laga hayaa inuu qaar ka mid ah dadkii uu kula kulmay Sucuudigu ku hadal dheebadhiil leh islamarkaana taariikhda madow ta mugdiga geli doona, Shariif wuxuu yiri "ANNIGU BAYDHABO KOLKAAN IMAANAYAY DAASHABAAN UGU IMID, FILLOOYINKA HADDAAN ANNIGA LA II DOORAN, DAASHASHBAAN UGU TAGI DOONAA," se waydiiyaan ka ahaa la iimana wakiilan walaal qaali ah idam Alle laakiin!!


Waxaa Qoray Ustad Adam Increase


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip