Damul Jadiid & Daljir Oo Xisbi Ay Ku Mideysan Yihiin Muqdisho Kaga Dhawaaqaya Maanta!

0
30 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 78
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damul Jadiid & Daljir Oo Xisbi Ay Ku Mideysan Yihiin Muqdisho Kaga Dhawaaqaya Maanta!

    Xisbiyada PDP, Daljir iyo Kutlada Horusocod ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xisbi ay ku mideysanyihiin uga dhawaaqaya magaalada Mogadishu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiyada PDP, Daljir iyo Kutlada Horusocod ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xisbi ay ku mideysanyihiin uga dhawaaqaya magaalada Mogadishu.

Kulanka oo ka dhici doona Hotel Muqdisho Guest House 2  ayaa maanta waxaa lagu ansixin doonaa dastuurka xisbiga sidoo kalena waxaa lagu dooran doonaa Gudoomiye KMG ah inta laga gaarayo shirweynaha xisbiga oo la qaban doono horaanta sanadka nagu soo aadan ee 2019.

"Mabruuk Xisbiga Midowga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda” ayuu facebook giisa kusoo qoray xildhibaan Mahad Max’ed Salaad oo kamid ah xildhibaannada golaha shacabka qeybna ka ah xisbiga cusub.

Horaan ayeey ahayd markii xisbiyada Daljir iyo Damuljadiid ay u yeesheen is fahan iyo heshiis, ha yeeshee sameynta xisbigan wuxuu kusoo aadaya xilli siyaasadda dalka ay meer sare mareyso.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip