Xil. Fiqi Oo Hal Arrin Ka Codsaday Labada Aqal Ee Baarlamaanka!

0
30 September, 2018 in Wararka by BANA Mogdishu Office
  • Visits: 147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xil. Fiqi Oo Hal Arrin Ka Codsaday Labada Aqal Ee Baarlamaanka!

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS oo ka hadlayay arrimaha garsorka dalka ayaa ku baaqay in la dadajiyo dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS oo ka hadlayay arrimaha garsorka dalka ayaa ku baaqay in la dadajiyo dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka.

Xildhibaan Fiqi ayaa u arka in ay tahay mid ahmiyad gooni ah leh, marka loo eego xilliga la joogo wuxuuna ku sheegay in dhismaheeda ay xal u noqon doonto dhibaatooyin dastuur oo hadda laga sheeganayo.

Qaladaad badan ayuu carabka ku dhuftay in ay jiraan,  haddii la dhisana  uu tilmaamay in wax ay badan ka qaban doonto qaladaadka jira.

Sidoo kale waxaa uu intaasi ku daray in loo baahan yahay in la dhiso Golaha Adeegga Garsoorka dalka oo uu ka codsay in ay meel mariyaan labada Aqal ee BFS.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip